Skip to Content

Barawe Event (Dirinta Nabadda-01)

📍 Starting Point: Barawe Airport

Registrations Closed
Starts
Africa/Mogadishu
Ends
Africa/Mogadishu
Add to calendar:
Dalxiise


Sannadkan Derinta Nabadda waxa aan ku xuseynaa 518 sanno guurradii kasoo wareegatay dagaalkii Baraawe , kaas oo ahaa halgan iyo iska caabbin ay dadka deegaankaas kaga hortageen gumeystihii Boortaqiiska.


Kusoo biir safarka Derinta Nabadda oo dalxiis, dad iyo deegaanna baro.


Taariikhda: 09 – 13 June, 2025

Qiimaha: $320 qofkiiba (15 qof oo kaliya)



Haddii aad rabto inaad ka qeyb gasho safarkan gaar ka ah, nala soo xiriir si aad u xajisato booskaaga:


📞 Call/WhatsApp: +252 61 7521757 / +252 613 236 396