Shaqo Bannaan – Hage Dalxiis (Tour Guide)
Dalmarplus waxay raadineysaa hage dalxiis oo xirfad leh, jecel safarka, dhaqanka, iyo la shaqeynta dad kala duwan oo Somali iyo ajanabi iskugu jiro.
Expiration Date: 13/08/2025
Waa kuma Tour Guide-ga aan raadinayno?
- Qof Jecel dhaxalka, dhaqanka iyo muuqaalka dabiiciga ah ee Soomaaliya
- Leh xirfado xiriir oo heer sare ah (Af-Soomaali & Ingiriisi, luqado kale waa dheeraad)
- Fahamsan sida loo abaabulo, loo hago loona dhiirrigeliyo dalxiisayaasha
- Khibrad u leh dalxiiska ama wax la xiriira (waqti-dheer ama gaaban)
Mas’uuliyadaha:
- Hogaaminta safarada gudaha Somali iyo ajaanib intaba.
- Bixinta macluumaad sax ah oo ku saabsan goobaha la booqanayo
- Sugida badqabka iyo raaxada dalxiisayaasha
Shuruudaha:
- Ugu yaraan shahaado dugsi sare (Bachelor’s waa dheeraad)
- Khibrad hore oo la xiriirta hage dalxiis ama adeeg hospitality
- Kartida abaabulka iyo xallinta dhibaatooyinka
- Xirfado wanaagsan oo hoggaan iyo la shaqeynta dadka ah (teamwork)
- Ku hadlikaro si dhameystiran luuqada ingiriiska
Sida loo codsanayo:
Fadlan soo dir CV-gaaga iyo warqad kooban oo aad ku sheegeyso sababta aad ugu qalanto booskan:
Email: HR@dalmarplus.com
WhatsApp: +252 611696981