Dalxiiska Warshiish
Macamiil waxaan kuu diyaarinay safar dalxiis oo deegaanka WARSHIIKH
Registrations Closed
Dalxiiska Warshiikh
Macamiil waxaan kuu diyaarinay safar dalxiis oo deegaanka WARSHIIKH ah, Nofeembar 06-07, 2025. Waa dalxiis laba maalin iyo hal habeen oo si heersare ah loosoo agaasimay si aad u hesho xusuuso qurux badan iyo damaashaad.
Waxaadna heleysaa :
1- Tickit Sii Socod iyo Soo Socod
2- Saddex Waqti oo Cunto ah
3- Booqasho Goobo Muhiim ah
4- Jiif Guest House Xeebta Saaran
5- Daawasho Filin habeenkii ( Movie Night)
6- Dabshid iyo Ciyaaro
Si aad u iibsato xirmadan fadlan halkan iska diiwaangeli. Ama la xiriir WhatsApp +252 617521757