VIP Casa Nimow Tour 05
Macamiil waxaan kuu diyaarinay xirmo safar dalxiis oo ah Cassa Nimoow , Axad 26 Oktoobar 2025
Registrations Closed
VIP Casa Nimow Tour
Macamiil waxaan kuu diyaarinay xirmo safar dalxiis oo ah Cassa Nimoow , Axad 26, Oktoobar 2025 . Waana 8 saacadood oo dalxiis ah 02:00 PM ( Duhurnimo ) ilaa 09:00 PM ( Habeenimo ) oo jawi dagan ah.
Waxaadna heleysaa :
- Transportations
- Casriyo dhamaystiran
- Ciyaarta Coloursplash
- Full Entertaiment
- Qaaci
Si aad u iibsato fadlan halkan iska diiwaangeli. Ama la xariir WhatsApp +252 617521757
Qiimaha xirmada waa $24